Ciidamada Itoobiya oo xoojiyey gulufka dagaal ee ay ku hayaan Jabhada TPLF

Ciidamada dowladda Itoobiya iyo ciidamo kale oo huwan ah ayaa wada weeraro dhulka ah oo qayb ka ah guluf milatari oo cusub kaasoo ka dhan ah xoggaga TPLF. Afhayeenka TPLF Getachew Reda, ayaa sheegay in dhibaatooyin ba’an ay gaysteen dagaallada soo cusboonaaday isla markaana xooggaga TPLF, ay joogaan dhulkii ay horey u qabsadeen iyo aagag … Continue reading Ciidamada Itoobiya oo xoojiyey gulufka dagaal ee ay ku hayaan Jabhada TPLF